QISO XANUUN BADAN: 40 SANO BUU MASAAJID KA AADAMI JIRAY LAKINSE MARKUU DHINTAY......
Ibrahim Hashi Ahmed Ibrahim Hashi Ahmed
31.2K subscribers
2,026 views
26

 Published On Jan 3, 2017

Qiso xanuun badan: Waa nin 40 sano masjidka ka aadami jiray, lakinse qaatimadiisa noqotay in uu gaalnimo ku dhinto.

Laba nin oo walaalo ah baa jiray, midka weyn baa aadami jiray, wax lacag ah laguma siin jirin aan ka ahayn in uu ajir ka raadinayo, lakinse markey geerida kusoo xaadirtay oo uu dhiman rabo, musxafki buu u yeeray oo uu yiri kitaabkaas hala ii keeno, waxaa loo maleeyey in uu kitaabka barakeysan doono lakinse waxuu yiri wax dadka ka yaabiyey, waxuu yiri, waxaan bari ka ahay waxa kitaabkaan ku yaalo.

Taloow maxuu sameyn jiray wiilkaan 40ka sano aadami jiray??
Dhalinyarada filimaanta xun xun ee porn la dhaho daawadaan bey qisadaan anfaceysaa, walaahi waa qiso xanuun badan, ILAAH QAATUMADA HANOO HAGAJIYO DHAMAANTEEN.

show more

Share/Embed