QISO MURUGO BADAN: HOOYO AABO BAA I XOOGAY XALAY.
Ibrahim Hashi Ahmed Ibrahim Hashi Ahmed
31.2K subscribers
2,454 views
17

 Published On Nov 16, 2016

Waa Qiso murugo badan, Waxey tiri hooyada qisada ka sheekeyneysa, ninkeyga waxuu ahaa nin balwad leh oo qaadka cuno, lakinse markuu qurbaha yimid qaadki waxuu ku daray qamro in uu cabo, habeen habeenada ka mid ah buu saq dhexe yimid asagoo dhacdhacayo, markaas buu inta albaabka istaagay igu yiri, guriga iga bax naayaa hadii kale waa ku dilayaa, waan uga baxay oo guriga hooyadey baan aaday, asagoo saqraansan baan caruurta uga tagay, waxaa noo joogtay gabar 12 jir ah, gabadhii buu.....

show more

Share/Embed