Magaalo Dadka Ku Dhinta Aanan La Oggoleyn In Lagu Aaso. | Sababtu Maxay Tahy...?!!
HORMARIYE HORMARIYE
15.2K subscribers
377 views
20

 Published On Aug 14, 2020

Ka Qeebqaado Hormarka Channelka Adigoo
👉Subscribe Saara
🤙Like Saara
👌Share Gareeya
~Wad Ku Mahadsanthy Aqbalaadada
********************************************

Magaalada Longyearbyen ee dalka Norway oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay laba kun oo qoys ayaa ah magaalo ka duwan magaalooyinka kale ee dalkaas.

Waa jasiirad ku taala bartamaha dalka Norway oo qofkii ku xanuunsadaa uu ku qasban yahay in uu magaalada isaga baxo ama haddii uu ku dhinto aanan lagu aasi karin magaaladaas. Dadka naf-qabadka ayaa loo diraa magaalooyinka kale ee Norway, si ay ugu geeriyooda, waxaana jira sharci ah in haddii qof uu ku dhinta aysan cidna xabaali karin.

#Longyearbyen
#Jasiirad_Yaab_Badan
#Layaabka_Dunida

show more

Share/Embed