Xusbiga Wadani oo La Fashiliyay Lacagaha ay Ka Helaan Cadowga Somaliland. Qaybti 2aad.
XOGTA QARSOON XOGTA QARSOON
27.9K subscribers
2,837 views
259

 Published On Oct 10, 2024

Xusbiga Wadani oo La Fashiliyay Xidhiidhka Dhex maray iyaga iyo Somaliya | Qatar iyo Wadamo Kale.
Asc dawadayal kusoo dhawada qaybti labaad oo ah waraysi siro iyo xogo qarsoon soo ban dhigaaya oo aanu la yeelanay ciise maxamed yuusuf oo hore usoo noqday Xogahaya dhaqaalaha ee xusbiga wadan 2017 iyo sida oo kale kaambeyn maanegerki gobolka togdheer ee xusbigaasi wadani 2017 .
Isaga oo laga soo bilaabo 2017 markii uu dhacay xusbiga wadani intaasi waxii ka danbeyay uu ahaa la taliyaha arimaha dibada ee xusbiga wadani, dhanka kale ciise maxamed yuusuf waa khabiir lasoo shaqeyay haayado caalmai ah, ciise ayaa dhawaan xaflad ka dhacday magaalada london oo uu qabsaday xusbiga kulmiye ku shaaciyay inuu ka baxay xusbigiisi hore ee wadani kuna biiray kulmiye, hadaba ciise maxamed yuusuf isaga oo ciise sida uu sheegayna sababta ku kaliftay in uu iska casilo xusbiga wadanina ku sheegay ka dib markii uu ogaaday sida xusbiga wadani iyo madaxdiisu u khiyaamaynayan qaranka iyo shacbiga Somaliland isaga oo halkan kusoo bandhigi doona taxane u uku qaada dhigaayo shirqoolada uu xusbiga wadan qaranka hore ugu soo maleegay iyo kuwa uu hada ku howlan yahay ee uu markhaatiga ka ahaa.
part two

show more

Share/Embed