CHARK MARK PRODUCTIONS: APTIDON ISSE HEBLAAY
MA SOCIÉTÉ MA SOCIÉTÉ
1.43K subscribers
7,036 views
44

 Published On Jan 17, 2016

CHARK MARK PRODUCTIONS vous présente le nouveau tube de L'artiste APTIDON ISSE : HEBLAAY

NAF AY KAA HAYSATIYO
DAREEN AAD HOGAAMISAA
HEBLAAY IGUKAA DAREE
HADII AAN AWODI KARO
MAR HORAAN KAA HADHI LAHAA
( TAN IYO CISHADAAN KU HALACSADEY
WALIBA KU HOODA SHEEGTAY
ADOO HADIMADA KALGACAL
DHARAAR GUDHA IIGA HIILIIN
WAXAAN HANJABIYO GUHAAD
HAYRUUF IYO CAGA JUGLEYN
HUQDAADA UGU ADKEYSTAY
HUBAAL UGA RAALIA AHAY
heesti heblaay
singer aptidon issa hassan the bob marley of djibouti aptidon enfant du pays
song writer abwan le maitre maistro le phenomene mohamed omar bouh doué
melodiste laxan omar africaine l'un de meilleur melodiste djiboutien
music,son by le genie de genie ilyas idriss ainan one of best musician bravo ilyasss
cameramen,montage le genie doué salah ibrahim salah ibro studio salah ibro best
actresses saredo samba bella,simane qurux,mirane bella,rahma mannequin
produced and directed by Charmarcke issa hassan:

VIVE NOUS

show more

Share/Embed