Riyada suuratu albaqara qofkii ku riyoodo asoo akhrinaya baqara ama aayad ka mid ah ama aayatul kurs
Barta Aqoonta Barta Aqoonta
13K subscribers
600 views
36

 Published On Aug 24, 2024

Riyada suuratu albaqara qofkii ku riyoodo asoo akhrinaya baqara ama aayad ka mid ah ama aayatul kursi
Qofkii riyo ku arko asoo akhrinaya suurad ka mid ah quraanka kariimka sida suuratu albaqara wuxuu helyaa khayr badan Ilaahay wuxuu u furayaa baabka arsaaqda, wuxuu ka badbaadinayaa dhibka, fadliga ay leedahay suuratu baqara lama soo koobi karo, qofka sixirka ayay ka ilaalisaa.
sidoo kale qofkii ku riyoodo aayatul kursi waa riyo aad u wanaagsan oo khayr badan wadata.

show more

Share/Embed