Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 15 aad sirta qadarka Ilaahay
Barta Aqoonta Barta Aqoonta
13K subscribers
96 views
6

 Published On Sep 4, 2024

Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 15-aad sirta qadarka Ilaahay
Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa.
#kitaabka, #caqiidada #diinta

show more

Share/Embed