Ra'iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya
Farhan Jimale Farhan Jimale
84.2K subscribers
1,042 views
29

 Published On May 7, 2024

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.

show more

Share/Embed