Saraakiil Somaliyeed oo booliska Ottawa ah ayaa telefonadooda la dhagaystay
SIMA TV Somali Interconnect Media Agency SIMA TV Somali Interconnect Media Agency
5.39K subscribers
122 views
6

 Published On Sep 12, 2024

Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Canada gaar ahaan Ottawa ayaa sheegay in eedeymaha dhageysiga taleefoonada ay wiiqayaan kalsoonida booliska Ottawa kadib markii 5 sargaal oo Somaali ah kana tirsan booliska Ottawa telefonadooda la dhagaystay

Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee Ottawa ayaa sheegay inay aad ula yaabeen oo ay aad uga naxeen eedaymaha ku saabsan in booliiska Ottawa ay taleefoonnada saraakiil ka mid ah isla booliska dhagaystaan isla markaana ay dabo-gal ku sameeyeen shan ka mid ah saraakiisheeda Soomaalida ah.

show more

Share/Embed