XASAN SHEEKH MUUMIN Shabeel Naagood
MystikalStudio MystikalStudio
8.58K subscribers
6,103 views
25

 Published On Aug 19, 2012

XASAN SHEEKH MUUMIN
Ruwaayadii ''Shabeel Naagood '' waxaa loo tarjumay Af-Ingiriis.

Waxaana tarjumay Pr. Andrewlisky ama macaalin Guush.

Ruwaayadaha kale u sameyey XASAN SHEEKH MUUMIN waxaa ka mid ahaa '' Garaa-Bidhaan '' oo u sameyey Lixdamaadkii ( 1960 ).

Ka dib wuxuu sheegay ruwaayad kale oo layidhaahdo: '' Nabbi Dayeer '' in ay ku jirto maskaxdiisa.

XASAN SHEEKH MUUMIN oo laftiisu ka qayb galay ruwaayadan u sameyey ee ''Shabeel Naagood '' bal hadalkiisi wax yar ka dhageysta !

show more

Share/Embed