Barnaamijkii Soomaaliyey Maqal Qaybtii 3AAD, Korneel Cumar Xaashi AU oon ku wareystay difaaca hore
Danguud Media Network Danguud Media Network
765 subscribers
3,621 views
130

 Published On Sep 19, 2024

Kusoo dhowow Danguud Media Network (DMN), Waxan u taaganahay u adeegista danaha dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Waxad uga bogan doontaa arimaha Amniga iyo siyaasada Soomaaliya, waxan kusoo bandhigi doonaa, arimaha la xariira musuqa baaxsan ee dalka ka jira, xad gudubyada iyo tacadiyada ay geeystaan dowalada, ganacsatada wadanka iyo argagixisada Alshabab/Daacish. Waxan qameyn iyo falanqayn hufan ku sameyn doonnaa, dagaalka Alshabab, siyaasada wadanka, dhisamaha iyo xirfadaha hey’addaha dowlada iyo masuuliyiinta.
Nagu caawi xoogaha ku saabsan, xad gudubyada

show more

Share/Embed