Halkan ka ogoow inta lacagood ee soo gasha Somalida Youtube ka isticmaasha. 4ta ugu dadaalka badan.
Turbashaash Family Turbashaash Family
84.5K subscribers
85,365 views
2.7K

 Published On Jan 16, 2020

Somali farabadan ayaa baryahan ku soo batay isticmaalka Youtubeka. Laakiin waxaa jira walaalo Somaaliyeed oo runtii aad u dadaala, iskana ilaaliya siyaasada iyo qabyaalada. Una soo bandhiga bulshada in ay afkooda iyo dhaqankoodaba aynan ilaawin.
Dhalinyaradaasi waa hormoodka Bulshada . Waa kuwan hadaba lacagta ay bishii iyo asbuuciiba ay ka sameeyaan Youtube.

show more

Share/Embed