#X20aad
Alqaari  Maxamud Almusalami Alqaari Maxamud Almusalami
3.14K subscribers
1,332 views
26

 Published On Streamed live on Jun 1, 2021

Suuradaan waa cajiib waana suurad aad u wanaagsan


Ayado quraanka oo dhan daawa uu yahay aya hadana suuradaan waxa ay ka mitahay suuradahaa

Gaarka ah ee lasaaro dadka xanunsanaya siiba sixirka iyo jinka iyo isha.

Waana surad aad u barakaysan
Waxana dhaxdeeda allaha noga waramay xanunk kasta inu daawa uu lee yhy.

Waxa sido kle allaha noga sheegay suradu in nabiyullahi ayuub in bdn xanuunsaday ka dibna allah uu farayo inu lugtiisa dhulka uu ku dhifto ka dibna biyaha ka sobaxaya ee ka so burqanaya uu ku qabaysto hadana sido klena uu cabo.

Halkana uu allaha ku shaafinayo اركض برجلك هذا مغتسل بارد وشراب..

Waa daawo rasmi ah allaha nagu daaweyo quraanka kariimka..

show more

Share/Embed