Baarqabka oo Kabaha La dulmaray Xusbiga Wadani | Waraysi Xasaasi ah.
XOGTA QARSOON XOGTA QARSOON
26.2K subscribers
3,242 views
266

 Published On Sep 22, 2024

Baarqabka oo Kabaha La dulmaray Xusbiga Wadani | Waraysi Xasaasi ah.
asc dawadayaal kusoo dhawaada waraysi gaara oo la yeelan doono Liibaan maxamed ismaciil baarqabka, kolay magaciisa waad wada garateen ayaan filaya libaan waa dhalinyarada ka caanka ah baraha bulshada gaar ahaan alaada tiktok oo Baarqabka hadii la dhahaba waa qofka la garankaro, dhanka kale libaan baarqabku waxuu ka mid yahay gudiga fulinta ee xusbiga kulmiye ee dalka uk. manta marti ayuu ku yahay xogta qarsoon, waxanan ka waraysan doona, sida la wada soconaba Liibaan maxamed ismaciil oo ku magac dheer baarqabku waa nin aan ka madhnayn siyaasada oo sida aynu soo sheegnayba ka mid ah gudiga fulinta ee xusbiga kulmiye. waxaana lagu yaqaana inuu ka mid yahay dhalinyarada qadiyada Somaliland aadka ugu ololeeyaha ee difaaca, baarqabku waxuu dhawaan kasoo baxay xusbiga wadani oo uu ka mid ah tageerayaasha ugu cadcad isaga oo hada ka mid ah tageerayasha iyo dhalinyarada hurmuudka u ah xusbiga kulmiye ee wadanka ingiriiska.
baarqabka waraysi gaara
xusbiga kulmiye
xusbiga wadani

show more

Share/Embed