Rooble maxaan ku soo arkay? Maxaanse ka sidaa? Runtii Raysal Wasaaruhu wuxuu ahaa gobonimadii oo qof ah.