Warbixin:Gabadh soomaali Kenyaan ah oo nambarka 8-aad ka gashay tartan quraan oo caalami ah
STAR-FM KENYA STAR-FM KENYA
3.16K subscribers
1,762 views
42

 Published On Oct 14, 2022

Muniira Cabdifataax Cabdi oo guul ka soo hooysay tar-tankii Quraanka ee caalamiga ahaa kaasoo lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka isu tagga imaaraadka Carabta ayaa ka warrantay heerarka ay soo martay iyo dareenkeeda.

show more

Share/Embed