HEES | Laandeyr (Liibaan maleh aduun) | Saado Cali Warsame | ▪︎Original | Lyrics
MAADEYS MAADEYS
148K subscribers
177,088 views
694

 Published On Mar 8, 2021

Ereyada : Aadan tarabi +ibrahim gadhle+x.ganey
Laxanka : xasan greyd
tr qabashada : 30/12/1981

https://twitter.com/bashiir1960?s=09

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.

Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.

In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : [email protected]

Qoraalka Heesta
---------------------------
Liibaan maleh aduunoo
looxiyo khadkiisuba
Marbay kaa lumaanoo
lIlaaf baa lagu qorin,

Haanta aad ku lulatana
Lingax waad uweydaa
Adigu ku liday nabad
kolbay lugtaadani
Luxudka kuu tilmaantaa,

Ka xareed ladaabtaa
mar buu libiq cantuugaa
Qofka leebka kugu muday
Kolbay libin u noqotaa
Ana lahashaydii
ruux ruux kale lalabiyay,

Caashaqan lurkiisii
Laandeyrihiisii
Marna kama ladnaanine
Wali waa uliitaa

Waa layli waayuhuu
Wuu laba lagdeeyaa
Waligii ma laxos baxoo
Waa laydh qaboowoo
Kaa sii libdhaysiyo
Laac kuu hiraayoo

Naftu ay u lahataa
ku shalay lis iyo subag
Lag baruur lasiin jiray

Mar buu dib uga laadaa
Mar buu kuu lugayn jiray
Ku daahaa labeenoo
Misna uu u loogaa
Anna lahashadaydii
ruux ruux kale lalabihii

Caashaqan lurkiisii
Laandeyrihii
Marna kama ladnaanine
Wali haa waa u liitaa

show more

Share/Embed