𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗮𝗱𝗶𝗶 Hiraqal iyo Abuu Sufyaan. Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil.
Sollas Media Sollas Media
72.8K subscribers
644 views
34

 Published On May 24, 2024

Diinta oo aan wali si weyn ugu dhex faafin Makka iyo Madiina ayey fariinta diintu gaadhay Africa iyo Yurub .
Hiraqal oo ahaa Boqorkii Ruum ayaa Shaam oo uusafar ku marayey kula kulmay Abuu Sufyaan oo wakhtigaas aan diinta wali diinta qaadan. Hiraqal oo xiiseo weyn u qabay ogaanshaha shakhsiyadda Nabi Maxamed ( N.N.K.H) ) ayaa waydiimo kala duwan hor dhigay Abusufyaan .

Muxaadaradan oo aan soo koobnay waxay guudmaraysaa hadalkii dhex maray Hiqaral iyo Abusufyaan.
#subscriber
#hiraqal
#muxaadaro
#shiikh
#shiikhmustafe

show more

Share/Embed